Aqoon waa iftiin! Dhismo aya ku socda bartan sabaad.com

Baro afsomaliga, erayadiisa ama tirinta sida kudar, kajar, kala qeybi iyo ku dhufashada ama ! ama dhex gal waxbarasha sid midda dugsiyada hoose iyo dhexe een  dalka  qaab casri ama oo xiis iyo mada daalo leh!. 

Aqoon la'aan, waa iftiin la'aan

Kori maskaxda ilmahaaga, Sabaad.com aya kugu kuu fududeyneysa waxbarashada caruurtaada.

Garaad Koris

Korinta Garaadka Caruurta

Korinta Garaadka ilmaha, waa in maskaxdiisa la koriyo, in wax cusub la baro, tababar la siiyo ama loogu cel celiyo barashada. Sido kale deegaanka ku xeeran la tuso iyo sheekooyin kala duwan looga sheekeeyo.

Barashada Af Soomaaliga

Barashada Af Soomaaliga

Barista ilmaha ee afka hooyo waa tan ugu muhiimsan xilliga caruurtu yaryar tahay. Waxeyna fure u tahay garaadkiisa iyo hal abuurkiisa.

dhaqan wanaagsan

Ku korinta dhaqanka

Kobcinta iyo horumarinta dhanqanka Soomaaliyeed inta ay ilmaha yaryihiin, waxay qeyb weyn ka qaadaneysaa dadnimada qof ahaaneed marka uu weynaado.
Wuxuu noqonayaa ilmo damiirkiisa iyo dadnimadiisu dhisan tahay isla markaana leh qiimo iyo qadarin wanaagsan.

Iskuday oo baro, wax cusub!