Ereyada Afsoomaaliga

Barashada ereyada iyo weedhaha qeybaha ee Af Soomaaliga

Caafimaad (Health)

Af Soomaali Afnaq
Madax Head
Qoor Neck
Xabad Chest
Gacan Arm
Dhabar Back
Laf Bone
Muruq Muscle
Lug Leg
Wadne Heart
Calool Stomach
Feero Ribs
Indho Eyes
Dhago Ears
Carab Tongue
Far Finger
Kali Kidney
Maskax Brain
Magaar Skin
Dareemayaal Nerves
Laf-dhabar Backbone
Ilko Teeth
Taabo Touch
Qaad Pick
Isku keen Hold together
Dhufo Pull
Kala jild Stretch
Saar Put
i tus Show me
Soo dhawow Welcome
Soo gal Come in
Fadlan farliso Please sit down
li sheeg? Tell me?
Magacaa What is your name?
Imisa ayaad jirtaa? How old are you?
Fadlan istaag Please stand up
Fadlan seexo Please lay down
Sidee dareemaysaa? How do you feel?
Xanuun ma dareemaysaa? Do you feel pain?
Goorma ayaad xanuunkan dareentay? When did you notice this illness?
Xagee ku xanuunaysa? Where do you feel the pain?
Goorma ayaad xanuunka dareentaa? When do you feel the pain?
Waa side xanuunku? How is the pain?
Imisa ayay ku haysay? How long did you have this?
Fadlan afkaaga fur Please open your mouth
Gacanta fur Open your hand
Gacanta taag Raise your arm
Lugta fur Raise your leg
Lugta laab Bend your leg
Halkaas fliri Look there
Hoos fliri Look down
Kor fliri Look up
Aaah dheh... Say aaah...
Neef qaado Take a deep breath
Sidan ma dareemaysaa? Can you feel this?
Wax ma cuni kartaa? How is your appetite?
Si caadi ah suuliga ma u gashaa? Do you go to toilet normally?
Kaadidu dhib ma kugu haysaa? Do you have any problem with urine?
Ma arki kartaa? Can you see?
Ma wareertaa? Do you feel dizziness?
Caawinaad ma u baahan tahay? Do you need help?
Xasuustaadu waa sidee? How is your memory?
Kan qabo Hold this
Ma magli kartaa? Can you hear?
Jeeso Turn around
Uur ma leedahay? Are you pregnant?
Ma uurkii kuugu horeeyaa? Is this your first pregnancy?
Qof qoyskaaga ah jiradan ma qabaa? Does anyone in your family have this?
Si flican ma u seexataa? Do you sleep well?
Afka isku qabo Close your mouth
Ilkaha isku qabo Hold your teeth together
Madaxu ma ku xanuunaa? Do you have headache?
Ma lalabootaa? Do you feel nauseous?
Ma oontaa? Do you feel thirsty?
Milsaan ma kaa dhacay? Did you lose weight?
Calooshu ma ku xanuunaysaa? Do you have stomach-ache?
Dhabarku ma ku xanuunaa? Do you feel back pain?
Wadnahu ma ku garaacaa? Does your heart beat fast?
Ma matagtaa? Do you vomit?
Imisa jeer ayay kugu dhacdaa? How often do you have this?
Aad ma u dhididaa? Do you sweat a lot?
Ma gariirtaa? Do you shake?
Ma suuxdaa? Do you faint?
Ma qalashaa? Do you have any seizure attaches?
Dhijg badan ma kaa yimaadaa? Do you lose a lot of blood?
Kulayl ma dareentaa? Do you feel warm?
Qabow ma dareentaa? Do you feel cold?
Tabar daro ma dareentaa? Do you feel weakness?
Kabulubyo ma dareentaa? Do you feel numbness?
Dhaawac ma ku soo gaaray? Did you have an injury?
Goorma dhijgji ugu danbeeyay kugu dhacay? When was the menstruation?
Laabjeex ma dareentaa? Do you feel heartburn?
Waa in dhijg lagaa qaado You need to do blood test
Waa in kaadi lagaa qaado You need to do urine test
Waa in saxaro lagaa qaado You need to do stool test
Daawo hadda ma qaadataa? Are you now taking any medication?
Goormaa daawada laguu qoray? When was the medicine prescribed?
Ma lagu qalay? Did you have a surgery?
Daawadan qaado You need to take this medicine
Cunuggu aad ma u ooyaa? Does the child cry a lot?
Shuban ma jiraa? Is there diarrhea?
Cunugga naaska ma siisaa? Do you breastfeed the baby?
Goormaad dhashay? When did you give birth?
Cunugga imisa ayuu jiraa? How old is the baby?
Imisa jeer ayaad cuno siisaa? How often do you feed?
Cunugga maxaa laga talaalay? What vaccination was the baby given?
Hal subaxii One in the morning
Hal duhurkii One in the afternoon
Hal habeenkii One in the evening
Labo subaxii Two in the morning
Labo duhurkii Two in the afternoon
Labo habeenkii Two in the evening
Asbuuc ka dib soo noqo Come back after one week
Bil ka dib soo noqo Come back after one month
Fadlan kalkaalisada la hadal Please talk to the nurse
Fadlan balan kale samayso Please make another appointment
Mahadsanid Thank you