Eray Barasho
Libaax
Lion

Aar waa libaax lab ah.
Aar is a male lion.
Libaax
Lion
Gool waa libaax dhedig ah.
Gool is a female lion.
Libaaxku waa boqorka duurka.
The lion is the king of the jungle.
Aar waa libaax lab ah.
Aar is a male lion.
Libaaxyadu waxay ku nool yihiin Afrika.
Lions live in Africa.
Ilmaha libaaxa waxaa la yiraahdaa curad.
A baby lion is called a cub.
