Qeexid

"aa'id m.f.dh eeg aa'."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aa oo kali ah:
  • Maxaad wakhtigaa u samayn waydeen ayaa la weydiiyay taliyahan wuxuuna ku jawaabay “ ugu horeyn dhibkii ka jiray Eretariya ayaanu ku mashquulnay, ka dibna markii ay dagaaladu soo kordheen wax waliba sidii aanu doonaynay way noqon waayeen”.
  • Sidoo kale waxay intaas ku dartay in haweeneydaasi la waayay ilaa shalay nooca dhiigeeda taasoo dhibaato gaar ah ku noqotay inkastoo saacadihii u danbeeyay la helay.