Qeexid
"ld baa."
"ld baa."
Wadaag:
Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'aa 1'.
mu.eb
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee kelida ah (lala hadlaha ama wax looqoraha). “Ninka aad la hadashay waawalaalkay”. ld aa2, aydin.
mu.dhm.y
Wadaag:
Dhul ballaaran oo meel la yaqaanoku fadhiyo. Tus. “Aagga Ceelbuur waxaalaga helaa dhagax jilicsan oo burjikooyinkalaga qoro”.
m.l.u
Wadaag: