Qeexid
ld aabbe.
ld aabbe.
urur / collective
Jagaale / ordinal
m.l
Qeexid: Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin ubaddhalay.
Qeexid Xigta: (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ldaabbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dhiil, haan iwmweel yar oo wax lagu shuban karo afka kagaxirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gardarro isla weyni iyo kibir ku jirooo cid lagula muujiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay., -rantay, -rmi) Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.Tus. “Weelku waa aabburmay”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aabbur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Dhiil, haaniwm wax la aabburay ahaansho. Tus.“Weelku waa aabburanyahay”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Cid qaddarinama tixgelin siin.
Qeexid Xigta: Weel asal iyo xaydhmarin, si uusan biyaha, caanaha iwm uhabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: eeg aabbe.
Qeexid Xigta: Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg aabburan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax aandembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Wax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
Qeexid Xigta: Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ldaabburnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Aabbe ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shaabbad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: ld alaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]