Qeexid
"(-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro."
"(-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro."
Wadaag:
Dhiil, haan iwmweel yar oo wax lagu shuban karo afka kagaxirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rmay., -rantay, -rmi) Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.Tus. “Weelku waa aabburmay”.
f.mg1
Wadaag:
Dhiil, haaniwm wax la aabburay ahaansho. Tus.“Weelku waa aabburanyahay”.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid.
m.l
Wadaag:
Gardarro isla weyni iyo kibir ku jirooo cid lagula muujiyo.
m.l
Wadaag:
Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m.l
Wadaag:
Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto.
Taag ciid.
Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.
m.l
Wadaag: