Qeexid
"Dhiil, haan iwmweel yar oo wax lagu shuban karo afka kagaxirid."
[-ray, -rtay]
aabbur2 ay
aabbur2 tay
f.g1"Dhiil, haan iwmweel yar oo wax lagu shuban karo afka kagaxirid."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro.
m.l
Wadaag:
(-rmay., -rantay, -rmi) Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.Tus. “Weelku waa aabburmay”.
f.mg1
Wadaag:
Dhiil, haaniwm wax la aabburay ahaansho. Tus.“Weelku waa aabburanyahay”.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Gardarro isla weyni iyo kibir ku jirooo cid lagula muujiyo.
m.l
Wadaag:
Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Alaab (aqaliwm) meel sare saarid.
(f.mg) Ka aa.: ciddakano gashay ka gudid.
(f.mg) U aa.: cidqof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ahdilid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Weyso gadmid.
Dheri dhooba ah kala jabid.
Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: