Qeexid
"(-rmay., -rantay, -rmi) Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.Tus. “Weelku waa aabburmay”."
"(-rmay., -rantay, -rmi) Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.Tus. “Weelku waa aabburmay”."
Wadaag:
Dhiil, haaniwm wax la aabburay ahaansho. Tus.“Weelku waa aabburanyahay”.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro.
m.l
Wadaag:
Dhiil, haan iwmweel yar oo wax lagu shuban karo afka kagaxirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha).
ld aannu.
mu.dhm.y
Wadaag:
Kua.: wax waqti go'an meel ku aaddannoqosho.
Ku a.: wax meel ku aaddannoqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ceel,god iwm wax la xabaalmid.
f.mg1
Wadaag:
Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
m.l
Wadaag: