Qeexid
"eeg aabburan1."
"eeg aabburan1."
Wadaag:
Dhiil, haan iwmweel yar oo wax lagu shuban karo afka kagaxirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro.
m.l
Wadaag:
(-rmay., -rantay, -rmi) Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.Tus. “Weelku waa aabburmay”.
f.mg1
Wadaag:
Dhiil, haaniwm wax la aabburay ahaansho. Tus.“Weelku waa aabburanyahay”.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: