Qeexid
Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
magac / noun
Lab / masculine
u.j
Qeexid: ld aabbe.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: ld alaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gardarro isla weyni iyo kibir ku jirooo cid lagula muujiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (siyaa.) Mowqifka dawlad,ama mujtamac kale ku muujinayaan in aygo'aan kasta u sameeyaan dadka aymas'uulka ka yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Cudur, gaajo, roob iwm berrin wada gaarid. ld saabso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qoryo qallalan oo shidaal gala.
Qeexid Xigta: Qoryo qallalan, jilicsan oo xorshosh ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nin ubaddhalay.
Qeexid Xigta: (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ldaabbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Qalab daab u samaysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax in yar durugsan gacan ku laacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid.
Qeexid Xigta: Arrin iwm in yar ka sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo.
Qeexid Xigta: Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Cid qaddarinama tixgelin siin.
Qeexid Xigta: Weel asal iyo xaydhmarin, si uusan biyaha, caanaha iwm uhabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Waab dhisasho.
Qeexid Xigta: Ka w.: nabar kugu soo socda ka gabasho ama wax halis ah dib uga noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -lawday, -laabatay
Qeexid: Qofafbilaw cunid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax meel ku mudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Ku aa.: cidxumaan aanay mutaysan kula kicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Anshax iyo dhaqan wanaagsanoo cidi leedahay.
Qeexid Xigta: Anshax iyo dhaqan aycidi leedahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: aa'id m.f.dh eeg aa'.
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]