Qeexid
"(siyaa.) Mowqifka dawlad,ama mujtamac kale ku muujinayaan in aygo'aan kasta u sameeyaan dadka aymas'uulka ka yihiin."
"(siyaa.) Mowqifka dawlad,ama mujtamac kale ku muujinayaan in aygo'aan kasta u sameeyaan dadka aymas'uulka ka yihiin."
Wadaag:
Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Cabbir xariiqeedka lagaqaaday walax adke ah sida dhererka (l),ballaca (b) ama joogga (h).
(fiis.) “Addimaha Xaddiyada Fisikaad” waa habkaxaddiyada fisikaad looga soo dhirindhiriyoxaddi saleedyada oo la saaro jibbaarohabboon.
m.l
Wadaag: