Qeexid
"Ku aa.: cidxumaan aanay mutaysan kula kicid."
[-ooday, -ootay]
aabyo oday
aabyo otay
f.mg3"Ku aa.: cidxumaan aanay mutaysan kula kicid."
Wadaag:
Ku a.: ficil islaweyni iyo xadgudub leh cid kula kicid;gardarreysi qof.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (xis.) Urur kakooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwataban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha toganee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaatirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagutirsado.
m.l
Wadaag:
Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m.l
Wadaag:
Gardarro isla weyni iyo kibir ku jirooo cid lagula muujiyo.
m.l
Wadaag:
Daltabyo dareemid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Cid qaddarinama tixgelin siin.
Weel asal iyo xaydhmarin, si uusan biyaha, caanaha iwm uhabin.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag: