Qeexid Xigta
ld aadaan1,aaddamid, aaddaan1, eedaamid, eedaan1.
ld aadaan1,aaddamid, aaddaan1, eedaamid, eedaan1.
Wadaag:
Anshax iyo dhaqan wanaagsanoo cidi leedahay.
Anshax iyo dhaqan aycidi leedahay.
m.dh
Wadaag:
Dadka Eebahay dunidaguudkeeda ku abuuray oo dhan.
Aadamiahaan. ld aadane, aadmi.
m.l.u
Wadaag:
Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiintawaqtiyada salaadda.
Ci' dheer oo neef riyoahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ldaadaamid, aaddan1, eedaan1.
m.l
Wadaag:
Coddheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
Kor u qaylin neef riyo ahxanuun dartiis. ld aaddan2, eedaan2.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
Busta madowga badan eesabuulka maseggada ku dhalata, badarkanamadowga ka dhigta.
m.l
Wadaag:
Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: