Qeexid
"Aadami ahaansho. ldaadminnimo."
"Aadami ahaansho. ldaadminnimo."
Wadaag:
(fals.) Isku taxluujinku xiran danaha aadamiga, anshaxiisa iyobarashadiisa.
(fals.) Dhaqanka qorista(qarnigii 14aad ilaa iyo kii 16aad ee kusaleysan barashada Giriigga iyoRoomaaniyiintii hore).
m.dh
Wadaag:
Dadka Eebahay dunidaguudkeeda ku abuuray oo dhan.
Aadamiahaan. ld aadane, aadmi.
m.l.u
Wadaag:
ld aadaan1,aaddamid, aaddaan1, eedaamid, eedaan1.
m.f.dh
Wadaag:
Anshax iyo dhaqan wanaagsanoo cidi leedahay.
Anshax iyo dhaqan aycidi leedahay.
m.dh
Wadaag:
Coddheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
Kor u qaylin neef riyo ahxanuun dartiis. ld aaddan2, eedaan2.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiintawaqtiyada salaadda.
Ci' dheer oo neef riyoahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ldaadaamid, aaddan1, eedaan1.
m.l
Wadaag: