Qeexid

"ld aadaan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aaddan oo kali ah:
  • Dastuurkan ayuu sheegay Wasiirku inay muddo bilooyin ah ka socotay qoriddiisa dalka Jabuuti, wuxuuna sheegay in loo bandhigi doono shacabka Somalia si ay uga bixiyaan aragtidooda ku aaddan qodobbada dastuurka.
  • Mas'uuliyiin u hadlay Booliiska ayaa waxay sheegeen in baaritaankaan uu ahaa mid ay horay u qorsheeyen ayna haysteen fariimo ku aaddan in hubkaan iyo mukhadaradkaan ay ku jiraan degmooyinkaan.