Qeexid

"eeg aaddi. ld aadin, aadsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aaddin oo kali ah:
  • Matt Baugh oo ka hadlay afur ay safaaradda Britain ee Kenya xalay u sameysay muwaaddiniin Soomaali ah, ayaa sheegay in dowladda Britain ay si weyn uga walaacsan tahay in hakad uu ku yimaado hannaanka socda.
  • Hayadda waxaa ay ugu baaqday wufuudda shirka in ay doortaan madax ay ka dhab tahay ilaalinta xuquuqda muwaaddiniinta waddanka Soomaaliya.