Qeexid

"ld aadami."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aadmi oo kali ah:
  • Waqtigaas oo kale maskaxda aadmigu si waalan bay u shaqay saa.
  • Waxa dalkeenna guud ahaan iyo degmooyinkiisa ka jira baahiyo baahsan oo bulshadu tabayso, waxaanna guud ahaan liita adeegyada aasasiga ah ee nolosha aadmigu u baahan tahay.