Qeexid
Wax aafohaleeshay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax aafohaleeshay ahaansho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aafeysan. ldaafeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax aaradloo yeelay ahaansho (maro, daah iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax laqalabeeyay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax la qurxiyayahaansho.
Qeexid Kale: Wax la hubeeyay ahaansho(ciidan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smid) Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Cid aafo gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -sanaty; -smi) Wax cidiaastay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la aasayahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gaafeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld aafeysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -smay, -santay
Qeexid: ld asaasan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa,-snayd
Qeexid: ld asaasan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg naafeysan. ld naafeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Asluublahaansho; edebeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaafeyso. ld gaafeysad, gaafeysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Wax afleh noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax af lehahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
qr.diid
Qeexid: Qurub tilmaamaya in weertutahay weer diidmo, weer xor ah ama midaanahayn tu ay tahayba. Tus. “Miyaan fadhigiila qaban?”, “Yaan lacag la siin!”, “Wiilka aanimaanini waa Cali”. ld an.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
diid (Diidmo) - Diidmo (negation) [Qeyb: naxwe]
mu.dhm.y
Qeexid: Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha).
Qeexid Xigta: ld aannu.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
y (yeele) - yeele (subject) [Qeyb: naxwe]