Qeexid
"Jaajuur yaryar oo ka samaysandhoobo guduudan oo wax lagu dhiso."
"Jaajuur yaryar oo ka samaysandhoobo guduudan oo wax lagu dhiso."
magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
Wadaag:
(-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Dhiil, haan iwmweel yar oo wax lagu shuban karo afka kagaxirid.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-ray, -rtay
Wadaag: