Qeexid

"Waxqalabeyn."

Qeexid Kale

Ciidan hubayn.4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelatogeedo ku darid.

Qeexid Xigta

Wax qurxin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aaladee oo kali ah:
  • Carabtu waxay ahayd ummad dirqi ku nool, sideenna maanta, xagga nabadgelyo xumada iyo loollanka qabyaaladeed.
  • Waxaa arrintan lagu fasiri karaa saddex siyaabood: 1) arrin Qabyaaladeed, (2) arrin Dhaqaalo sameyn, iyo (3) Ilbaxnimo xumi.