Qeexid
"eeg aamminbax."
"eeg aamminbax."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Ka aa.:qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.
f.mg1
Wadaag:
Aan dhagar iyo laqdaboaqoon; daacad; lillaahi (qof).
Nabad ah;aan cabsi lahayn (meel).
m.l
Wadaag:
Cid kalsooni kuqabid.
Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugudhiibasho.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Qof, wax cidaammin ku qaba ahaansho.
Qof, waxrumaysan jirista Eebbe iyo diimahaahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof in uu waxaammino ka oggoleysiin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Erey la yiraahdo marka laduceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay inIlaah aqbalo ducada. ld aamiin.
m.dh
Wadaag:
Qof,wax cid aamminka ku qabo noqosho.
Qof, wax rumaysan jiritaanka Eebbe iyodiinta noqosho.
f.g3
-naaday, -naatay
Wadaag: