Qeexid
Qof in uu waxaammino ka oggoleysiin.
[-iiyay, -iisay]
f.lg2Qof in uu waxaammino ka oggoleysiin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg aamminsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Cid kalsooni kuqabid.
Qeexid Xigta: Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugudhiibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Aan dhagar iyo laqdaboaqoon; daacad; lillaahi (qof).
Qeexid Xigta: Nabad ah;aan cabsi lahayn (meel).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof, wax cidaammin ku qaba ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof, waxrumaysan jirista Eebbe iyo diimahaahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Qof,wax cid aamminka ku qabo noqosho.
Qeexid Xigta: Qof, wax rumaysan jiritaanka Eebbe iyodiinta noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aammin2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg aamminsan. ldaamminsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Aaammiindhihid. ld aamiinso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld aamminid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Ka aa.:qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld aammiinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: aammin ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Erey la yiraahdo marka laduceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay inIlaah aqbalo ducada. ld aamiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg aamminbax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kalsooni la'aan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh eeg aamminsanow;ld aamminsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld aammiinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg aamminso. ldaamiinsad, aamiinsasho, aamiinsi,aammiinsad, aamm
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (nax.) Qaab faleedyo gaar ahoo waafaqsan amminka falka la sameeynayosida “timaaddo”, “tagto” iyo “joogto” iyadoo laga ambaqaadayo waqtiga la soo saarayohawraarta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Goor; waqti. ld immin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]