Qeexid
"Hadal, qaylo amaoohin cid ka celin. Tus. “Carruurta kaaammusi qofka jirran”."
[-iyay, -isay]
aammus yay
aammus say
f.g2"Hadal, qaylo amaoohin cid ka celin. Tus. “Carruurta kaaammusi qofka jirran”."
Wadaag:
Hadal joojin.
Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Wax aanhadlayn ahaansho; shibban (cid).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax aanaammusaynin (cid).
f.mg4
-rnaa, -nayd
Wadaag:
Aan dhagar iyo laqdaboaqoon; daacad; lillaahi (qof).
Nabad ah;aan cabsi lahayn (meel).
m.l
Wadaag:
Cid kalsooni kuqabid.
Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugudhiibasho.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Erey la yiraahdo marka laduceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay inIlaah aqbalo ducada. ld aamiin.
m.dh
Wadaag:
Qof, wax cidaammin ku qaba ahaansho.
Qof, waxrumaysan jirista Eebbe iyo diimahaahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Aaammiindhihid. ld aamiinso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Ka aa.:qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.
f.mg1
Wadaag: