Qeexid

"Godob uraadsasho."

Qeexid Xigta

Qaraabannimo amasaaxibnimo awgeed cid u xigsasho (qof).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aanayso oo kali ah:
  • Muran iyo faraqa u dhexeeya Qabiilka iyo Qabyaalada waxa soo baxaysa inaanay shaqo isku lahayn, qofku kolba tii uu ku sugan yahayna ay u kala cadaanayso.
  • “Ma jirto wax ad-adayg lagu helaa waxaad moodaa qofka xukunkaa hayaa inay weligeed sidaa ahaanayso, laakiin ahaan mayso ee xilku waa wareegto ama hala nebcaado ama hala jeclaado oo maalin-ba ninkaa kursiga ku fadhiya.”