Qeexid

"(f.g) U aa.:cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid."

Qeexid Xigta

(f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Waxyeelada baabuurka gaartay waxaaloo aaneynayaa taxaddar la'aanta shufeerka”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive