Qeexid
"Dhibaato hore oo ciddii loo geystayaanay illaawin; godob; utun; dakano."
"Dhibaato hore oo ciddii loo geystayaanay illaawin; godob; utun; dakano."
Wadaag:
Wax cid loo dhiibto si ay uxafiddo.
Kalsooni cid lagu qabo;aamminaad.
m.dh
Wadaag:
Qurub tilmaamaya in weertutahay weer diidmo, weer xor ah ama midaanahayn tu ay tahayba. Tus. “Miyaan fadhigiila qaban?”, “Yaan lacag la siin!”, “Wiilka aanimaanini waa Cali”. ld an.
qr.diid
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha).
ld aannu.
mu.dhm.y
Wadaag:
Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda.
Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.
m.l.w
Wadaag:
Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.
m.dh.u
Wadaag:
(f.g) U aa.:cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid.
(f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid.
f.g
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Magacuyaal tilmaamayaqofka koowaad ee wadarta ah (marka lagareebo lala hadlaha). Tus. “Xafiiska aannuaragnay waa xafiiskaada cusub”. ld aan1.
mu.dhm.y
Wadaag:
(f.g) Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
(f.mg) Qof bukaan ama dhaawac ka bogsasho.
f.g
-ntay, -natay
Wadaag:
Hadal xun oo cid sharafteeda wax lagu yeelo, meelkadhac.
m.dh
Wadaag:
(muus.) Qalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codad aad u kala duwani ka soo baxan.
m.dh
Wadaag:
(-aamo, m.l) Haan yar oobiyaha ama caanaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiintawaqtiyada salaadda.
Ci' dheer oo neef riyoahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ldaadaamid, aaddan1, eedaan1.
m.l
Wadaag: