Qeexid
"eeg aaradee."
"eeg aaradee."
Wadaag:
Maro amadaah aarad u yeelid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Wax aaradloo yeelay ahaansho (maro, daah iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-do, m.l) Liid maro ah oo qurxinawgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirtoiyo daahyada.
m.dh
Wadaag:
Geela intiisa aan weli gaarinda'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
Doog iyo barwaaqo badan.
Aa.ah: meeldoog badan leh. 4. Aa.ah: waqti doog iyobarwaaqo leh.
m.l.u
Wadaag: