Qeexid
"(-nno, m.dh) Weel siin ah, dhegleh oo wax lagu cabbo."
"(-nno, m.dh) Weel siin ah, dhegleh oo wax lagu cabbo."
Wadaag:
Geela intiisa aan weli gaarinda'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
Doog iyo barwaaqo badan.
Aa.ah: meeldoog badan leh. 4. Aa.ah: waqti doog iyobarwaaqo leh.
m.l.u
Wadaag:
Ka aa.: ciddakano ay gashay ka gudid.
U aa.: cid qoflaga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid.ld aargudo.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ka aa.: cid, cidkale oo waxyeelo u geystay ka gudasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc dawacada ka mid ah,midab bey madow ah leh oo aad ariga ulaysa.
m.l
Wadaag: