Qeexid
"eeg aargooso. ld aargoosad,aargoosi."
"eeg aargooso. ld aargoosad,aargoosi."
Wadaag:
Ka aa.: cid, cidkale oo waxyeelo u geystay ka gudasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc dawacada ka mid ah,midab bey madow ah leh oo aad ariga ulaysa.
m.l
Wadaag:
(siyaa.) Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.
m.dh
Wadaag: