Qeexid

"eeg aargudo. ld aargudid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aargudasho oo kali ah:
  • Marxuumiintan oo watay gaari yar ayaa dhamaantood ku dhintay baabuurka dushiisa, waxaana jira warar sheegaya in falkaan uu ahaa mid aargudasho beeleed ku dhacay.
  • Dhanka kale, nin rayid ah ayaa lagu dilay deegaanka Kabsuuma ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana dilkaan lagu tilmaamay inuu yahay aargudasho beeleed oo u dhexeysa beelaha wada-daga Gosha.