Qeexid
"Aar ahaansho."
"Aar ahaansho."
Wadaag:
Askari ahaansho. ldaskarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed oo ka timaada ayadoo lagu dhasho shaqi yari qanjirdhiiqa taayroyd. Astaamaha ahaan: gaabni, caqli dhimanaan, muuqaalka wajiga oo gaar ah.
m.dh
Wadaag:
(siyaa.) Mowqifka dawlad,ama mujtamac kale ku muujinayaan in aygo'aan kasta u sameeyaan dadka aymas'uulka ka yihiin.
m.dh
Wadaag: