Qeexid
"Wax dhulka ku xabaalid(dad dhintay); duugid."
[-say, -stay]
aas2 ay
aas2 tay
f.g1"Wax dhulka ku xabaalid(dad dhintay); duugid."
Wadaag:
Wax cusub oo lasameynayo bilaabid. ld aasaas2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Xabaalidda meydka; ld aasid.
Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo;himhiimow, cilcillow.
m.l
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Dukaankaas Cali baa leh”. ld kaa4.
dk.ti.l
Wadaag:
(-sas, m.l/-syo, m.dh) (juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah.
m.l
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac dhaddig dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Beertaas waa tayda”. ld taa2.
dk.ti.dh
Wadaag:
Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
f.g1
-say, -stay
Wadaag: