Qeexid
"ld asaas1."
"ld asaas1."
Wadaag:
Bilowga wax lasamaynayo ama la dhisayo; sal.
Markadhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ahdhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama utaageeraan dhismaha derbiga.
Waxwalxaha taageera ama xejiya ama mid ay kuaasaasmeen.
m.l
Wadaag:
Xabaalidda meydka; ld aasid.
Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo;himhiimow, cilcillow.
m.l
Wadaag:
Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay.
Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.
m.dh
Wadaag:
Wax cusub oo lasameynayo bilaabid. ld aasaas2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
A. ah: wax cusub oo bilow ah;wax saldhig ah. ld aasaasi.
m.l.kh
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Waxasaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsigacusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan1.
f.mg1
Wadaag: