"(-uummo/-uunno, m.dh) Weeltebedda u eg, dhoobo ka samaysan oo biyahalagu shubto. ld ashuun."
Wadaag:
(-uumo, m.dh) ld aashuun.
m.l
Xabaalidda meydka; ld aasid.
Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo;himhiimow, cilcillow.
Wax dhulka ku xabaalid(dad dhintay); duugid.
f.g1
-say, -stay