Qeexid
Wax aasmaynoqosho.
[-naaday, -naatay]
f.mg3Wax aasmaynoqosho.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax dhulka ku xabaalid(dad dhintay); duugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xabaalidda meydka; ld aasid.
Qeexid Xigta: Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo;himhiimow, cilcillow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld aasnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld asaasnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la aasayahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld aas1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -sanaty; -smi) Wax cidiaastay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld asaas1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: ld asaas2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Waxaafeysan noqosho (nafley badan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh eeg aasnow. ld aasnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]