Qeexid

"/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Waxururin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aawi oo kali ah:
  • Ruun dhaqan ahaan ayay uga baydhay inay aanay iyadu noqon qofka arrintaa kala xaajoonaya Baxnaan, waxaanay arrintaa inuu ka soo dhalaalo ku gunaysay Geedi Galroone oo ahaa af-tahan bulshaawi ah oo aan cidna ka qaloon.
  • Dawladda Masar, ayaa dalka Somaliland ku caawisay macalimiin ay tiradoodu 50 ka badan tahay, kuwaas oo wax ka dhigga dugsiyo kala duwan oo ku yaalla gobolada iyo degmooyinka dalka, kuwaaas oo haatan muddada fasaxa ku soo qaadanaya dalkooda Masar.