Qeexid

"ld awaal1, awaalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aawil oo kali ah:
  • Lama oga xiliga shirkaan furmayo iyada oo warar aan la xaqiijin shegaayaan suurtagal-nimada in Labo casho dib loo dhigo iyada oo QM xaawileyso qaabkii ay loo xalin lahaa diidmada mucaaradka.
  • Dhinaca kale warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in xubnaha garwadeenka u ah shirkadaha la sheegay in ay khayraad soo saaryaan ay xaawilayaan sidii Gudoomiayaha cusub ee Barlamanka PL gacan uga gaysan lahaa dib ugu noqoshada Majayahan.