Qeexid
"Waxdhicitaankooda ama imaatinkooda filid. ldawaal2."
[-ilay, -ishay]
aawil2 lay
aawil2 shay
f.mg1"Waxdhicitaankooda ama imaatinkooda filid. ldawaal2."
Wadaag:
Bari idaad iyo dhir la isku shiilay cid ku daawayn.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Erey aan keligii istaagin in qodoblahaansho lagu daro mooyee, sida: -diis, - deed, -dood iwm oo macnahiisu yahay qofama wax dartood. Tus. “Cali, Caasha
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax meelgo'an ku sugnaansho.
(f.mg) Ka a.: fal kudhaqaaqiddiisa deyn. ld ool2, oollow.
f.g
Wadaag:
Erey weyddiimeed, oo sida falka,mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.:awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay“xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye,away, awday.
e.we
Wadaag: