Qeexid
"(siyaa.) Xaqa uu waddan uleeyahay waddan kale in uu kaga xoroobowaddan shisheeye ee haystay, una doortodawladda uu rabo. ld aayakatalin."
"(siyaa.) Xaqa uu waddan uleeyahay waddan kale in uu kaga xoroobowaddan shisheeye ee haystay, una doortodawladda uu rabo. ld aayakatalin."
Wadaag:
Ka tashiga cidi ka tashatomustaqbalkeeda wixii ay ka yeeli lahayd. ldaayakatashi.
m.dh
Wadaag:
Akhriska amaqoridda quraanka inta u dhexeysa labajoogsi.
Wax aan hore loo arki jirin oo yaableh; mucjiso.
m.dh
Wadaag:
Cid aan aayoficnayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) Xaalad xumaan amasamaan leh oo ay cidi ku dambeyso;ciribdambeed. ld aayo1.
m.l
Wadaag:
eeg aayaxun. ldaayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.
m.f.dh
Wadaag: