Qeexid
"Cid aan aayoficnayn ahaansho."
[-umaa, -umayd]
aayaxun maa
aayaxun mayd
f.mg4"Cid aan aayoficnayn ahaansho."
Wadaag:
eeg aayaxun. ldaayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Akhriska amaqoridda quraanka inta u dhexeysa labajoogsi.
Wax aan hore loo arki jirin oo yaableh; mucjiso.
m.dh
Wadaag:
Qof aan daacad ahayn ahaansho.
Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.
f.mg4
-maa, -mayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) Xaalad xumaan amasamaan leh oo ay cidi ku dambeyso;ciribdambeed. ld aayo1.
m.l
Wadaag:
Qof aannasiib wacan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(c.nafl.) Cayayaan yaryar, oo baalaliyo lix lugood oo labada dambe kadhaadheeryihiin kana xoog badanyihiinkuwa kale leh, koox koox aad u badan isuraaca oo dhirta iyo dalaggaba waxyeeleeya.
m.l.u
Wadaag:
(siyaa.) Xaqa uu waddan uleeyahay waddan kale in uu kaga xoroobowaddan shisheeye ee haystay, una doortodawladda uu rabo. ld aayakatalin.
m.l
Wadaag:
Ka tashiga cidi ka tashatomustaqbalkeeda wixii ay ka yeeli lahayd. ldaayakatashi.
m.dh
Wadaag: