Qeexid
"(kiim.) Curiye adke ah oo bidamidabkiisuna yahay buluug madow kanatirsan haloojiinada (ururka VII ee tusahakalgalka curiyayaasha)."
"(kiim.) Curiye adke ah oo bidamidabkiisuna yahay buluug madow kanatirsan haloojiinada (ururka VII ee tusahakalgalka curiyayaasha)."
Wadaag:
(daaw.) Maaddo kiimikaad oojirku u baahanyahay qaddar yar si loo gaarokoritaan caafimaad qaba. Jirka qof weynwaxa ku jira 30 mg. oo ayodhiin ah, intabadanna rasin ku tahay qanjirka dhiiqa eetaayroodka.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Xaalad xumaan amasamaan leh oo ay cidi ku dambeyso;ciribdambeed. ld aayo1.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (daaw.) Dawo xanuun bi'iso ah oo laga sameeyo morfiinta laakiinse awooddeeda xanuun bi'inta iyo dejinta maskaxdaba ay yartahay, waana sun yartahay waxa laga qaataa afka iyo duritaan si xanuun loo yareeyo ama qufac loo joojiyo.
m.dh
Wadaag:
Afo waxa ay utahay carruurta ninkeedu ka dhalay naagkale.
Haweeney qof abtigii ama adeerkiiqabo.
Qof waxa ay u tahay hooyadiiswalaasheed; habaryar. ld aaye.
m.dh
Wadaag: