Qeexid
"Awoowyaashii hore oo laga soojeedo."
Qeexid Xigta
Abkay ma arag: weligay ma arag.
"Awoowyaashii hore oo laga soojeedo."
Abkay ma arag: weligay ma arag.
Wadaag:
Faa'idada iyo waxtarka ay cidileedahay.
Ciirsi; miciin.
m.l
Wadaag:
ab'orijinis m.l.u (-syo, m.dh) Dadka asalahaan u deggan amase degganaan jiraygobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaadadkii Ustraliya degganaan jiray intii aancaddaanku tegin; ab'ogaa.
Wadaag:
ab'orijinis m.l.u (-syo, m.dh) Dadka asalahaan u deggan amase degganaan jiraygobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaadadkii Ustraliya degganaan jiray intii aancaddaanku tegin; ab'ogaa.
Wadaag:
A. ah: tabarbeelidda nafley tabarbeeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed.
ldaxgabid.
m.l
Wadaag:
(-bbo/-byo m.dh) Bir, loox iwmoo hab gaar ah loo sameeyey oo guryahairdahooda lagu awdo.
m.l
Wadaag: