Qeexid Xigta
ld ababid. ld abaab1,abaabis.
ld ababid. ld abaab1,abaabis.
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof hawlqabanqaabiya; qabanqaabiye.
m.l
Wadaag:
Si hannaan amaqaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrinisku duwid, qabanqaabin.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Ubad xoolaad daaqbarid.
Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqaniwm barid. ld abaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Samo cid loo galo.
Xasuustawanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.
m.l
Wadaag: