Qeexid

"ld abaabulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaabul oo kali ah:
  • Kaasoo ahaan doona mid KMG ah inta dowladdu ay ka abaabuleyso doorasho shacabka oo dhan ay ka qeybgalaan oo lab iyo dhadigba ay helaan fursad ay ugu coddeeyaan dastuurka.
  • Culumo ka socota Gobollada dalka oo dhowaan ku shirtay Magaalada Muqdishu ayaa durba ku dhaqaaqday is abaabul si ay DFKMQ-J uga weeciyaan khadka siyaasadeed ee lagu tala galay inay ku socoto.