Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Qof hawlqabanqaabiya; qabanqaabiye."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaabule oo kali ah:
  • Magaalo madaxada Puntland ee Garowe ayaa waxaa ka dhacey isu soo bax ay soo abaabuleen ururada samafalka ee gobolka kuwaas oo kala ahaa SDO, Bisha Cas, HOPE iyo PUPA iyo culmaa'udiin halkaas oo laga jeediyey qatarta uu leeyahay cudurkaan.
  • C/raxmaan wuxuu tilmaamay qiimaha ay nabaddu u leedahay qaranimada Somaliland, la’aanteedna aanay suurogal noqoteen tartamada ciyaareed ee ay abaabuleen dhallinyaradu.