Qeexid
"eeg abaabulan. ldabaabulnaansho."
"eeg abaabulan. ldabaabulnaansho."
Wadaag:
Wax laabaabulay ahaansho (hawl).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Si hannaan amaqaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrinisku duwid, qabanqaabin.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof hawlqabanqaabiya; qabanqaabiye.
m.l
Wadaag: