Qeexid
"Isutagga awrka iyo hasha. ldabaahiyid."
"Isutagga awrka iyo hasha. ldabaahiyid."
Wadaag:
Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; gaajo.
Xaalad cunto yari oo meel ka dhacda.
Dhibaato ay keento wax la'aantooda.
m.dh
Wadaag:
Samo cid loo galo.
Xasuustawanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.
m.l
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) A.ah: haan duugah oo biyaha sii daysa; boos.
m.dh
Wadaag:
Ku a.: muddodheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid.
Duugoobid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Baadigoobisteed raajin.
(f.mg) Ku a.: wax xaaladgaar ah ku raajin. ld abaadsii.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: