Qeexid

"Samo cid loo galo."

Qeexid Xigta

Xasuustawanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cali, abaal buu ii galay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine