Qeexid
Samo la isu galay oo wixii uumudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.
Samo la isu galay oo wixii uumudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Ka a.:samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudidla'aan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ldabaaldhac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Samo cid loo galo.
Qeexid Xigta: Xasuustawanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-iyaal, m.l/dh) A.ah: haan duugah oo biyaha sii daysa; boos.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax aanabaal lahayn ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gudid ama aqoonsi la'aantaabaal la isu galay. ld abaaldarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay.
Qeexid Xigta: Deelqaaf; gaf.
Qeexid Kale: (u) Miro bislaaday oo soo daatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac2, qallax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac1, qallax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Samafal la isu galay ooxummaan lagu beddelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -yay, -ysay
Qeexid: U a.: cid, cid kaleoo samo u gashay u aqoonsanaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: U a.: abaal laisu galay mid la mid ah ku beddelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax qiimo lehoo la siiyo qof hawl dheeraad ah qabtay;abaalmarin.
Qeexid Xigta: ld abaalgudid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg abaaldaran. ldabaaldarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof u abaalgudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U a.: abaal la isugalay gudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg abaalhay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld abaabid; abab1; ababid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld abab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ku a.: muddodheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid.
Qeexid Xigta: Duugoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]